Friday, September 22nd, 2017
callan (1)

WARARKA MAANTA

1

Muxuu kusoo dhamaaday kulan Roobow uu la qaatay Xildhibaanada kasoo jeeda K/Galbeed

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho Xildhibaanada iyo Senator-da ee ka soo jeeda Koofur Galbeed, iyadoo kulankan looga hadlay arrimo kala ...

More WARARKA MAANTA News

1

“Mowqifka Xukuumadda qaadatay waa mid lagu deg degay oo fudeed ku jiro” Waxaa sidaa yiri Xil Qoono.

Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa dhaliilay mowqifka Xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee ...
1

Cali Cosob Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele oo sheegay inuusan xoog ku qaban xilka

Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku qabsan Hirshabelle si ...
1

“Faahfaahin” Al-Shabaab oo si rasmi ah u xaqiijisay geeridii Sheekh Cali Jabal

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii horeysay si rasmi ah u xaqiijisay geeridii Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Sheekh Cali Jabal) oo ahaa wakiilka ...
1

“Xil Dalxa” Awoodii Maamul Goboleedyada iyo Midii Dowladda Dhexe Waxay Noqdeen Mid Siman”

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in ujeedkii iyo hadafkii laga lahaa nidaamka Federaalka uu ku socdo meel qaldan, isagoo xusay ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!