Thursday, November 23rd, 2017
callan (1)

“SAWIRRO” Dayax madoobaad laga arkay dalka Soomaaliya

Published on August 8, 2017 by   ·   No Comments Views

alka Soomaaliya daqiiqado kahor iyadoo bisha si tartiib tartiib ah u madoobaatay waxana ay bisha ka madoobaatay gees yar.

Dayax madoobaadkan ayaa sida ummadda Muslimiinta waajib ku ah waxaa la furay masaajidyada iyadoo salaada dayax madoobaadka ama Salaatul Kusuuf laga tukanayo masaajidyada. Dayax-madoobaadka ayaa xalay laga dareemay meelo badan oo ka mid ah Bariga afrika iyo Gobollada Soomaaliya.

Magaalooyinka Muqdisho, Jowhar.Garowe, Boosaaso, Kismaayo iyo meelo kale ayaa ka mida meelaha Dayax-madoobaadkaasi hareeyey, wuxuuna u muuqdaa mid aan badneyn balse si cad u muuqda.

Meelaha qaarkood ayaa sidoo kale waxaa laga arkayaa mid kamid ah caado dhaqameedyada iyadoo carruurta ay wadooyinka isugu soo baxeen kuna qeylinaya ducooyin kala gedisan.

Readers Comments (0)

Comments are closed.
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!