Thursday, November 23rd, 2017
callan (1)

R/Wasaare Kheyre oo Sheegay Inuu Maxaabiis 100 ah Uu Kala Wareegay Xukuumada Itoobiya.

Published on July 4, 2017 by   ·   No Comments Views

Ra’isul wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xaqiijiyay in dowladda Itoobuya ay kala soo wareegeen maxaabiis badan.

War Kooban oo uu kusoo qoray bogiisa Twitterka ayuu RW Xasan Cali Kheyre ku sheegay in ay lasoo wareegeen 120 maxaabiis oo mudo Itoobiya ku xirnaa.

Sidoo kale, RW Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maxaabiista kale eek u xiran Itoobiya ay lasoo wareegi doonaan.

Dhawaan ayay aheyd markii madaxweyne Farmaajo uu dowladda Itoobiya kala heshiiyay sidii loo sii deyn lahaa oo loogu soo wareejin lahaa maxaabiista Soomaalida ah

Readers Comments (0)

Comments are closed.
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!