Friday, September 22nd, 2017
callan (1)

Talyaaniga oo badbaadiyay Tahriibayaal ka baxsatay qaarada Afrika+SAWIRRO.

Published on June 3, 2017 by   ·   No Comments Views

Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale.

Maraakiibtan talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay tahriibayaashan kaddib markii doonti ay wateen ay ku qar-qantay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.

Tahriibayaal farabadan oo isugu jira Soomaali iyo wadamada kale ee qaarada Afrika ayaa hore ugu geeriyooday badda Mediterenimka ee u dhaxeysa Liibayo iyo Italy.

Readers Comments (0)

Comments are closed.
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!