Thursday, November 23rd, 2017
callan (1)

“SAWIRRO”Orgay Mucjiso Ah Oo Ku Dhashay Hal Il Iyo Hal Dheg Dalka India

Published on May 30, 2017 by   ·   No Comments Views

Magaalo ku taal waqooyiga dalka India oo lagu magacaabo Assam ayaa waxaa ku dhashay orgay mucjiso ah, kaasoo ka duwan riyaha kale ee caadiga ah.

Orgaygaan ayaa leh kaliya hal il iyo hal dheg, waxayna qeyb ka tahay mucjisooyinka rabbi ee u baahan in lagu cibro qaato.

Ogaygaan ayaa waxaa mataan la ah waxar taasoo caadi ah. dadka magaalada Assam ayaa usoo daawasho tegay, halka saxaafadda caalamka ay si weyn ugu hadleen.

Readers Comments (0)

Comments are closed.
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!